9″ January “2022” Muqdisho

Golaha Wadatashiga Qaran oo guddoominayay RW MohamedHRoble ayaa soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada. ,Sida lagu qoraal kooban oo la soo dhigay bogga Twitter ka xaafiiska Raysilwasaaraha
