Boggga Twitter ka Wasaarada caafimaaka somalia ayaa laga saaray qoraal saacado kooban ku jiray oo dad,badan ka yaabiyay


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

9″ January “2022” Muqdisho

Wasaarada caafimaaka somalia ayaa ka laabatay hadal qoraal ah oo saakay ay soo dhigtay bogggeeda Twitter kaas oo lagu sheegay in dadka baraha bulshada ku taageero Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay khatar badan yihiin Corona Virus

Qoraalka oo markii dambe laga saaray bogga @SomaliaCovid19 ayaa cambaareeyn kala kulmay dad taageera farmaajo, ooy ka dhax muuqdaan guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, qareen Axmednaasir Cabdullaahi iyo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad.

Iyadoo dhanka kalana kulan Twitter space oo muuqday in looga soo horjeedo Farmaajo xalay ay ka hadleen dad uu ka mid yahay Matt Bryden oo ka tirsan hay’adda Sahan Research.

Qoraalkaas ayaa lagu yiri: “Mowjadda labaad ee #CBB waxay ka khatar badan tahay Corona. Fadlan ka fogow Twitter Space.” CBB waa eraybixin hore looga bartay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, taas oo uu ula jeeday taageerayaasha madaxweynihii hore ee maxamed cabdulaahi farmaajo

Leave a Reply