December, 25-2023″

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in howgalladii ugu dambeeyay Khawaarijta looga dilay 130 khawaarij ah, waxaana lagu furtay hub, iyadoo laga burburiyay qalab iyo goobo gabaad u ahaa khawaarijta.
War-saxaafadeed ay soo saar犀利士 tay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in Howlgalladaan oo ay dhaceen Galmudug, Hirshabeelle, iyo Jubbaland.
Wasaaradda ayaa hambalyo u dirtay geesiyaasha Qaranka uguna mahadcelisay Shacabka Soomaaliyeed ee la garabtaagan taageerada balaaran.
