Wasiirada xukuumada R/wasaare Xamaza oo bilaabay kalsooni raadinta xildhibaanada ku matala baarlamaanka

4″ Aug”2022″ Muqdisho

Wasiir axmed macalin fiqi ayaa bartiisa Facebook soo dhigay kulan uu la yeeshay xildhibaanada Ku barlamaanka Isaga oo raaciyay qoraal uu Ku Yiri

犀利士

Mahad ballaaran ayaan u jeedinayaa xildhibaanada iyo senatarada nagu metala labada aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo garab istaagay ka mid nooshadeena golaha wasiiradda cusub ee golaha xukuumadda.Wasiirka arimaha gudaha xukuumada somalia axmed macalin fiqi ayaa sidaas ku soo qoray bartiisa Facebook iyadoo wasiir Muqtaar rooboow uu shalay la kulmay xildhibaaanada digil iyo mirifle ee ku jira baarlamaanka

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in baarlamaanka la horgeeyo golaha cusub ee wasiirada uu soo dhisay raysil- wasaare xamza

Leave a Reply