Wasiirkii haweenka ee Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka Jabuuti

Marwo Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirkii Haweenka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyootay dalka Jabuuti, kadib qaliin fudud oo lagu sameeyay.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa uga tacsiyeeyay qaranka iyo qoyska geeridii naxdinta lahayd ee ku timid xildhibaan iyo wasiirro muddo dheer ka soo shaqeeyay dalkan Geeska Afrika. Afrika.

Leave a Reply