Madaxa ,difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha dalalka Africa Dr: Xasan Shire Sheekh, ayaa soo gaba,gabeeyay olole socday muddo bil ah oo looga gol lahaa in lagu helo deegaan ixtiraamaya nolosha dadka oo dhan, oo ay ku jiraan dadka naafada ah.

31″ May” 2022″ Dheeho

犀利士 ligncenter size-full”>

Waxaa la soo gabagabeeyay olola daryeelka iyo naxariis u fidinta dadka naafada ah

Ololahan oosocday muddo bil ah, ayay ujeedadadiisu tahay isla u doodista deegaan lagu ixtiraamo hab-nololeedyada qof walba, oo ay ku jiraan dadka naafada ah sida uu yiri Dr xasan shire sheeq oo madaxa hayadda difaaca difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa

Leave a Reply