8″ April “2022” Muqdisho
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay go’aanka uu Raysal wasaare Maxamed Xuseen uu dalka uga eryay Ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa hawlgalka ciidanka AMISOM, Fransisco Madera.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lag犀利士 u sheegay in Danjire Madera ay dhowr jeer ka dalbadeen in uu dhexdhexaad noqdo Arrimaha Soomaaliya, isla markaasna ay dhowr jeer dacwad ka gudbiyeen.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka.