Wefdi ka socda Dowladda Itoobiya oo Muqdisho soo gaaray markii uu horeeysay tan iyo markii meesha laga saaray farmaajo

5″ June 2022″ ” Muqdisho

Waxaa galaba garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka soo degay wefdi sare oo ka socda dowladda Itoobiya, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Itoobiya.

Wefdigaan ayaa waxaa soo dhoweeyay wasiirka Amniga, Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Wefdigaan ayaa horudhac u ah Madax sare oo ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, kaasi oo magaalada Muqdisho ka dhacaya 9 bishaan June.

Leave a Reply