1″ Jun”2022″” Muqdisho ” Radio Kulmiye
Xaafiiska Hantidhawrka ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiiskii shaqada looga joojiyay wasiirka arimaha dibada Somali cabdi siciid ee ku saabsanaa fasax siinta markab siday dhuxul soomaaliyeed oo sharci daro ah oo lagu xannibay Saldanada Cumaan
犀利士 >War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti-dhowrka Qaranka ayaa lagu sheegay in uu waxyaabo badan lagu oggaaday Baaritaanka, isla markaasna ay sidoo kale la wadaageen Dowladda Soomaaliya.
Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaana wasiirka arrimaha dibadda uga joojiyay shaqadiisa, ka dib markii lagu eedeeyay in uu fasaxay Markabka Dhuxusha siday ee ku xannibmay dalka Cumaan.