Cabasha ka timid labada kursi ee kala ah HOP067 iyo HOP103 oo hal,xiraale ku noqday Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka

5″ Dec”2021″ Muqdisho

Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa muddo todobaad dheeraad ah ku darsaday baaritaanka iyo go’aan ka gaarida kiiska cabashada ah ee laga soo gudbiyay labada kursi 壯陽藥 ee doorashadooda cabashada laga gudbiyay sida kursiga HOP067 iyo Kursiga HOP103.

Guddiga xalinta khilaafaadka oo todobaadkii hore hakiyay shaacinta natiijada rasmiga ah ee labadaas kursi ayaa waxaa heysta imtixaankii ugu dambeeyay ee jiritaankooda iyo kalsoonida lagu qabi karo mustaqbalka

Leave a Reply