12- September-2023
Xasan Shiikh & Xamza Xayeeysiis Uma Baahna !!
Caayda Iyo Beenabuurka Farax Maclin ee Wax Ka Sheega Mahad Salaad ma dabooli kartaa kaalintii fadhiidhnimada Aheyd ee fahad yaasiin ?
Xildhibaanka Kenyan ka ah ee laga soo door to xerada qaxootiga dhadhaab faarax macalin oo bill joogto ah oo10,000 kun oo dollar ah ka qaadan jiray xaafiiska Madaxweynihii hore ee Somalia Maxmed C/laahi farmaajo ayaa bilaabay in uu duro dowladnimada Somalia iyo dadaalka argagixisda looga xoreeynayo dalka .
Tan iyo markii uu Madaxeeyne xasan shiikh talada la wareegay markaas ooy go,a day dhaqaaqle si sharci da犀利士 ro ah loogu laaluushi jiray faarax macalin iyo rag kale oo badan oo baraha bulshada soomalida isticmaasho looga yaqaan CBB ayaa bilaabay inay la coleeytamaan kaalinta ragnimada leh ee hogaanka dalka ooy sal u tahay waxqabadka hayadda NISA
Dad badan iskuma mashquuliyaan inay dhageystaan ama qiimeeyaan hadalada faarax macali iyo cabdiwahaab cabdisamad oo mar ahaa hormuudka kooxda CBB , kuwaas oo maanta taageere u ah alshabaab iyo kooxdii shacabka lagu hor gumaadi jiray ee farmaajo kana guulaha dowladnimo ee dagaal ka dhanka ah qawaarijta