Xi Jinping ayaa sheegay in ka-hortagga COVID ee waddankiisu uu galay marxalad cusub Dheeho.com


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

31″ December “2022” ALJAZERRA

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay dadaal dheeri ah iyo midnimo iyadoo waddanku uu galayo ” waji cusub” oo ah habka uu ula dagaallamo masiibada Covid.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay dadaal dheeri ah iyo midnimo iyadoo waddanku uu galayo ” waji cusub” oo ah habka uu ula dagaallamo masiibada.

Waqtigan xaadirka ah, ka-hortagga iyo xakamaynta cudurka faafa waxay gelaysaa waji cusub,” ayuu Sabtidii ku yiri faallooyinkiisii ​​​​ugu horreeyay ee dadweynaha ee ku saabsan COVID-19 tan iyo markii ay dowladdiisu beddeshay siyadiisii Ever Covid ,taas oo dadajisay walaac xanibaad caalami ah

Isbeddelka degdegga ah ee Shiinaha ee horaantii bishaan ee siyaasadda “eber-COVID” ee ay ilaalineysay ku dhawaad ​​​​saddex sano ayaa horseeday in caabuqa ku faafay dalka oo dhan iyada oo la xakameyn kari waayay

Waxay sidoo kale sababtay hoos u dhac kale oo ku yimid dhaqdhaqaaqa dhaqaale iyo walaac caalami ah, iyada oo Britain iyo Faransiiska ay noqdeen dalalkii ugu dambeeyay ee xayiraad ku soo rogay dadka safarka ah ee ka imaanaya Shiinaha.

Beddelka Shiinaha ayaa daba socday mudaaharaadyo aan horay loo arag oo ka dhashay siyaasadda uu hogaamiyo Xi, taasoo calaamad u ah muujinta diidmada dadweynaha ee madaxtinimadiisa tobanka sano ah waxayna ku soo beegantay tirooyinka koritaanka xun ee dhaqaalaha dalka $ 17 tiriliyan.

Leave a Reply