27″ June “2022” Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo markale ka doodaya miisaaniyadda 2022
Qoraal loo diray Xildhibaanada ayaa u qornaa sidan.
Berri oo Talaada ah 28 June waxaa jira kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ajendaha kulanka waa Akhrinta 2aad ee Miisaaniy壯陽藥 adda 2022”.