Daawo; Xildhibaannada labada Aqal oo ansixiyay xiisaab xirka miisaaniyadda sanadkii 2023

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaab xirka miisaaniyadda sanadkii 2023.

waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,saddex xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma jirin.

Xisaab Xirka ayaa waxaa kasoo wadashaqeeyay Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Labada Aqa lee Jamhuuriiyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa warbaxin ku aaddan Xisaab xirka laga dhegeystay ka hor intaan la ansixin.