Xidig & Jeesoow ” Xildhibaano Isku Xadkudbay

Labadan xildhibaan ayaa saxaafada isu marsiiyay hadalo gaf iyo meel ka dhac ku ah shaqsiyadooda ka sokoow in ay ku kala aragti duwanaanyihiin maamulka jubland oo labada xildhibaano ay laba dacal ka,kala joogaan hadana arintan waxaa loo arki karaa in ay qayb ka tahay xoojinta ololayaashooda ku aadan ku soo laabashada baarlamaanka, maadama la gudo galay marxalad kala guur ah

Leave a Reply