Author: boodhari

Bangladesh oo wada dedaalo lagu badbaadinaayo markabkii lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya
WARARKA

Bangladesh oo wada dedaalo lagu badbaadinaayo markabkii lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

13- March-2024 Dowladda Bangladesh oo wada dedaalo lagu badbaadinaayo markabkii lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya Sida ay daabaceen warbaahinta Bangladesha, waxaa walaacsan qoysaska shaqaalaha saaran markab lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya oo dowladooda ku cadaadinaaya in si degdeg ah loo soo badbaadiyo dadkeeda. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland oo BBC-da lahadlay ayaa sheegay in ay ka warqabaan in markabku kusoo wajahanyahay xeebaha Puntland qorshena ka leeyahiin. “Annagu howlgal rasmi ah oo aanu kula wareegayno gaadiidka iyagana aanu ku xidhayno kuna marinayno shuruucda [ayaan leenahay]. Marka annaga istiraatijiyaddayaddu waxaa weeye in ayna xeebahayagu noqonin bahalo galeen lala yimaado gaadiidka badaha lagusoo afduubto ayaa naga go’an” Shirk...
US House passes bill that would ban TikTok amid national security concerns
WORLD

US House passes bill that would ban TikTok amid national security concerns

13-March-2024 The United States House of Representatives has overwhelmingly passed a bill that could eventually ban the social media platform TikTok in the country, in its latest salvo against both China and big tech. The bill received resoundingly bipartisan support, with vote of 352 to 65 in favour. It now heads to the 100-member Senate, where its prospects are less clear. For his part, President Joe Biden has said he would sign the bill into law if it reached his desk If that happened, TikTok’s Chinese owner ByteDance would be given about six months to divest from its US assets or see its video-sharing app banned in the US. The legislation stems from concerns that ByteDance is beholden to the Chinese government. Government officials have expressed fea...
UK plans to pay asylum seekers to move to Rwanda.
WORLD

UK plans to pay asylum seekers to move to Rwanda.

13-March-2024 UK plans to pay asylum seekers to move to Rwanda. Plans are separate from the ‘Rwanda bill’, a stalled plan to forcibly deport most asylum seekers to the African country. The United Kingdom’s government is considering plans to pay asylum seekers whose applications have failed up to 3,000 British pounds ($3,840) to move to Rwanda. The proposed scheme, part of a deal struck with Rwanda, was drawn up by ministers with the aim of clearing a backlog of tens of thousands of asylum seekers who have been refused the right to stay, but cannot be returned to countries deemed unsafe The plan is separate from the controversial “Rwanda bill“, an earlier plan to forcibly deport most asylum seekers to Rwanda. Instead, it extends an existing policy in which people are o...
Atletico Madrid & Borussia Dortmund ayaa u soo baxay wareega 8da ee Champions League
SPORTS, WARARKA

Atletico Madrid & Borussia Dortmund ayaa u soo baxay wareega 8da ee Champions League

13-March-2024 Atletico Madrid 2-1 Inter Milan (Agg 2-2) Atletico Madrid ayaa rigoorayaal 3-2 uga badisay Inter Milan Atletico Madrid ayaa si lama filaan ah rigoorayaal ugu garaacday Inter Milan si ay ugu soo baxdo wareega 8 dhamaadka Champions Leaque-ga waxayna meesha ka saartay kooxihii xili ciyaareedkii hore ku soo baxay kaalinta labaad. Dhamaadkii waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta ayaa kusoo idlaaday 2-2, kadib markii ay Inter iska tuurtay laba gool oo faa'iido ah. Goolhayaha Atletico Jan Oblak ayaa markaas ahaa geesiga, isagoo rigoore ka badbaadiyay Alexis Sanchez iyo Davy Klaassen, ka hor inta uusan goolhayaha Inter Lautaro Martinez ku tuurin rigooradii uu dhaliyay iyadoo kooxda Isbaanishka ay si xamaasad leh u soo martay. https://twitter.com/Boodhar...
Daawo: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 25-aad Labada Aqal ee
WARARKA

Daawo: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 25-aad Labada Aqal ee

13-March-2024 Fuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka ku weheliyay ku-xigeennada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad JFS. Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa sii wadista ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah madaxa koowaad mataladda shacabka iyo madaxa labaad oo ku saabsan doorashooyinka dalka Doodda cutubka afaraad gaar ahaan madaxyada koowaad iyo labaad oo la gudo galay maalintoodii labaad, ayaa qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Sanatarrada si la mid ah mudanayaashii kulankii hore waxa ay doodo adag iyo su’aalo geliyeen qodobbada maanta la horkeenay ka doodistooda, halka ...
Hormuud Salaam Foundation ayaa Maalinkii 2ᵃᵃᵈ ee Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan, deeqo kala duwan gaarsiisay dad danyar ah
WARARKA

Hormuud Salaam Foundation ayaa Maalinkii 2ᵃᵃᵈ ee Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan, deeqo kala duwan gaarsiisay dad danyar ah

13-March 2024 Hormuud Salaam Foundation ayaa Maalinkii 2ᵃᵃᵈ ee Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan, deeqo kala duwan gaarsiisay dad danyar ah ooy ku jiraan in ka badan 300 oo haween ah Dakan danyarta ah ayaa waxaa acanta ku haya hay'adda Ururka Badqabka Haweenka iyo Dhallaanka Soomaaliyeed ee SSWC ee magaalada Muqdisho In ka badan 300 oo haween Soomaaliyeed ah oo isugu jira hooyooyin danyar ah, hablo maxaabiis ah oo ku xiran xabsiyada, iyo haween qabo baahiyaha gaarka ah, ayaa la gaarsiiyay deeqo lacago iyo raashin ah, Iyadoo Hormuud Salaam Foundation ay la kaashatay Ururka Badqabka Haweenka iyo Dhallaanka Soomaaliyeed ee SSWC. Waxaa sidoo kale maanta kaalmo lacag ah la gaarsiiyay ku dhowaad 100 danyar iyo naafo Soomaaliyeed ah, oo ay ganactada ku hayso Xarunta Horumarinta Ha...
Daawo: Madaxweynaha Somalia oo kulan casho la qaatay Ciidanka Danab oo dalka dibadiisa uga qeybgalay dhoolla-tus Milateri
WARARKA

Daawo: Madaxweynaha Somalia oo kulan casho la qaatay Ciidanka Danab oo dalka dibadiisa uga qeybgalay dhoolla-tus Milateri

12- March-2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey kartida, aqoonta, xirfadaha sare ee ay soo bandhigeen iyo sumacadda ay usoo hooyeen Qarankooda, isaga oo kula dardaarmay in ay u dhaqaaqaan waajibka qarannimo ee ka saaran xoreynta dalka oo ay qeybtooda ka qaataan dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta.
Pirates seize control of cargo ship near Somalia, say owners
WARARKA, WORLD

Pirates seize control of cargo ship near Somalia, say owners

12-March-2024 Aljazeera Pirates have seized a Bangladesh-flagged bulk carrier off the coast of Somalia and taken its 23-member crew hostage, the ship’s owners said. The MV Abdullah was sailing from Mozambique’s capital Maputo to the United Arab Emirates with a cargo of 55,000 tonnes of coal when it was attacked on Tuesday, according to Kabir Steel Re-Rolling Mills, which owns the vessel. “A group of 15-20 Somali pirates hijacked the ship,” said Meherul Karim, chief executive officer of Kabir Steel Re-Rolling Mills. Maritime security firm Ambrey confirmed that a group of armed people had taken control of the ship. The incident happened in the Indian Ocean about 600 nautical miles (1,111km) east of Somalia’s capital Mogadishu, said Ambrey. The United Kingdom Maritime T...