Qooyska Ikraan Tahliil oo ku gacan seeyray natiijada baaritaan ee uu soo bandhigay xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada
MUQDISHO — SUNDAY " 21" November " 2021" VOA somali
Xeer ilaalinta maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan usoo bixin wax caddaymo ah oo muujinaya in Ikraan Tahliil Faarax ay ku maqan tahay gacanta saraakiisha hay’adda nabadsugidda NISA.
Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa horey u sheegay in gabadhoodu ay ku maqan tahay hay’adda nabasdugidda ee NISA, waxayna sheegeen inay doonayana inay caddaalad helaan.
Haddaba hadalkan cusub ee ay sheegeen xeer ilaalinta maxkamadda milatariga ayaa waxaan wax ka weydiinay Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil.
Haaruun Macruuf ayaa weydiiyay sida ay u aragto warbixintan xeer ilaalinta. Halkan ka dhageeyso
https://www.voasomali.com/a/6321985.html
HADALKA MAAMA Qaali Ayaa Timid Markii Gen Cabdullaa...