WARARKA

Farmaajo oo la kulmay Wasiirka Difaaca Ingriiska Ben Wallace
WARARKA

Farmaajo oo la kulmay Wasiirka Difaaca Ingriiska Ben Wallace

27" January " 2021" MUQDISHO- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska  Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Wasiirka qorsheyaasha hirgalay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xaqiijisay hannaanka dib u dhiska Ciidamada, amniga, dib u heshiisiinta iyo la dagaallanka Al-Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo kulanka ka qeyb galay ayaa ka warbixiyey wadahadallada miro-dhalka ah ee dhexmaray labada dhinac, iyadoo la isla qaatay adkeynta iskaashiga labada dal ee dhanka Amniga iyo la dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada. “Dowladd...
James Swan;”Ma filayo in doorasho ay ka dhici karto dalka kahor 8da Febraayo”
WARARKA

James Swan;”Ma filayo in doorasho ay ka dhici karto dalka kahor 8da Febraayo”

27" January "2021 Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay James Swan oo shir jaraa’id ugaga hadlay xaalada siyaasada ee dalka Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay in la gaaro heshiis loo wada dhan yahay oo qabashada doorashada dalka Soomaaliya. James Swan ayaa sheegay in uu la kulmay madaxda dowlada federalka iyo kuwa dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta kale ee dalka uuna kala hadlay sidii loo gaari lahaa heshiis dhinaca doorashooyinka dalka ah. Mar uu ka hadlayay Ambassador James Swan ayaa sheegay suurtogalnimada inay doorashada dhacdo kahor 8da Febraayo ayuu ku jawaabay; “Ma filayo in ay dhici karto kahor 8da Febraayo doorashada labada aqal iyo kan madaxweynaha sababtoo  ah waa waqti aad u kooban,balse waxa aan rajeynayaa in la gaaro heshiis loo wada dhan yahay o...
Dowlada Soomaaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD
WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD

27" January "2021" MUQDISHO Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtey warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya. Wasiirka Warfaafinta Somaliya Cusmaan Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Guddigaas inuusan dhex dhexaad ka noqon arrimaha labada dal, isla markaana uu qaatay warbixinta hal dhinac oo Kenya ah. “Guddiga IGAD ee loo xilsaaray xaqiiqo raadinta dacwadii Somalia ka gudbisay Kenya wuxuu so saaray warbixin lala yaabo oo u janjeerta hal dhinac” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Somaliya. Guddiga ayaa sheegay in xuduuda labada dal aysan ku soo arkin wax cadeynaya sheegashada Soomaaliya ee ah in Kenya ay abaabuleyso Jabhad weerarro ka fulisa...
Dowladda Kenya oo War Kasoo Saartay Warbixintii Guddiga IGAD
WARARKA

Dowladda Kenya oo War Kasoo Saartay Warbixintii Guddiga IGAD

27" January "2021" NAIROBI " Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Warbixintii uu soo saaray Guddigii xaqiiq raadinta ee Urur Goboleedka IGAD u xil saaray Dacwadii dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay dowladda Kenya, kadib markii xiriirka loo jaray. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Warbixinta ay soo saareen Guddiga, iyagoona sheegay in Guddiga ay u gudbiyeen cadeymo kala duwan oo la xiriira arrinta xuduudka labada dal. Sidoo kale Kenya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Guddiga ee loo saaray xiisada xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ay geeyeen Magaalada Mandheera, isla markaana Warbixinta Guddiga ay caddeysay  in eeda dowladda Federaalka gudbisay aysan waxba ka jirin. Waxaa kaloo Kenya ay tilmaamtay in xiriirka diblomaasiyadeed e...
Shirkada Moderna Ayaa Ku Dhawaaqday In Tallaalkeedu uu  Wax Ku ool U Yahay Ka Hortaga Nooca Cusub  Ee Corona Viruska Lagu Arkay UK “
WARARKA

Shirkada Moderna Ayaa Ku Dhawaaqday In Tallaalkeedu uu Wax Ku ool U Yahay Ka Hortaga Nooca Cusub Ee Corona Viruska Lagu Arkay UK “

26" January " 2021 https://www.axios.com/ Tallaalka Moderna ee COVID-19 wuxuu wax ku ool u yahay nooca cusub ee viruska ee markii ugu horreysay ka soo muuqday UK iyo Koonfur Afrika, ayay shirkaddu ku dhawaaqday Shirkadda ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aysan helin hoos u dhac ku yimaada jawaab-celinta antibody-ka ee ka dhanka ah noocyada laga helo Ingiriiska. Marka laga soo tago kala duwanaanshaha laga helay Koonfur Afrika, waxay heshay jawaab celin laakiin weli waxay rumeysan tahay in laba-daroogada ay qaadanayso badbaadin Tallaalku wuxuu ahaa mid wax ku ool ah oo ka soo horjeedda culeyska ka imanaya UK, laakiin waxaan arkay hoos-u-dhic lix jeer ka badan oo Ku imaaanaya unugyada difaaca jirka ee ka soo horjeedda noocyada coronavirus ee lagu arkay UK iyo K...
Midowga Afrika oo War Kasoo Saaray Xiisada Xuduudka Somalia Iyo Kenya
WARARKA

Midowga Afrika oo War Kasoo Saaray Xiisada Xuduudka Somalia Iyo Kenya

26" January " 2021 Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa ka hadlay xiisada ka taagan xuduudka u dhexeey Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii habeen horey dagaal khasaaro geystay uu ka dhacay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Guddoomiye Mousa Faki oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay inuu la socdo xiisada ka taagan xuduudka labada dal, waxaana uu sheegay in laga shaqeyo nabad ay tahay mid muhiim ah. Sidoo kale Mousa Faki ayaa tilmaamay in ka walaacsan yihiin xiisada taagan, isla markaana waxaa uu dalalka deriska ah ee Soomaaliya iyo Kenya ku booriyay inay xaaladda dejiyaan oo wada hadal galaan si waafaqsan hannaanka IGAD hoggaamineyso. Waxaan aad u la socdaa xiisada u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ka taagan xuduudka labada dal, Nabadda xadka ayaa aas aas u a...
Deni iyo James Swan oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka
WARARKA

Deni iyo James Swan oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka

25" January "2021 GAROOWE Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Madaxda Hay’addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN. Kulanka ayaa looga hadlay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Siyaasadda gaar ahaan Doorashada iyo shaqooyinka Hay’addaha Qaramada Midoobey ka fuliyaan Puntland sida mashaariicda horumarin kuwa bani’aadantinimo. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan wuxuu muujiyay sida ay Beesha Caalamka u dooneyso in wadahadal lagu dhammeeyo arrimaha doorashada si loo gaaro heshiis lagu hirgelinayo doorasho wadar ogol ah oo lagu wada qanacsanyahay, isagoo ...
Dowladda Kenya oo war rasmi ah ka soo saartay dagaalkii Beled-Xaawo
WARARKA

Dowladda Kenya oo war rasmi ah ka soo saartay dagaalkii Beled-Xaawo

25" January " 2021"Nairobi -Dowladda Kenya oo war kasoo saartay dagaalladii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay dagaalka kasoo cusboonaaday xuduuda laba dal. Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa qoraal ay u dirtay guddoomiyaha Midowga Afrika ku sheegtay in dagaalka uu u muuqdo inuu u dhaxeeyo ciidamada dowladda fedeeraalka Soomaalia iyo kuwa maamulka Jubaland, balse aysan qeyb ka aheyn ciidamada Kenya. Kenya ayaa sidoo kale sheegtay in walaaceeda ugu weyn uu yahay in dagaalka uu dhaliyo barakaca dadka shacabka, uuna horseedo qaxooti badan oo magangalyo doon ah oo soo gala gudaha Kenya, isla markaana adkeyn karto xaaladda amni, dib u dhacna u keeni karto guulihii laga gaaray dagaalka Al-Shabaab. waaberigii hore ee saakay ...
Ugandan court orders freedom of opposition leader Bobi Wine
WARARKA

Ugandan court orders freedom of opposition leader Bobi Wine

25 Jan 2021 Court tells soldiers to cease surrounding the home of the opposition leader, whose house arrest has drawn condemnation. A Ugandan court ordered security forces to cease surrounding the home of opposition leader Bobi Wine, who has been under house arrest since the January 14 presidential election. Troops have blocked the 38-year-old pop star-turned-politician from leaving his house in a suburb of the capital Kampala since he voted in the January 14 election where he ran against long-serving incumbent President Yoweri Museveni. The judge ordered that the state and its agencies should immediately vacate his property and his right to personal liberty should immediately be reinstated,” lawyer George Musisi said on Monday. Uganda’s military was aware of the court ruli...
Dowladda Soomaaliya oo Qaadkii Fasaxday Shuruud La,aan
WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo Qaadkii Fasaxday Shuruud La,aan

24" Jan" 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u fasaxday khaadka lasoo gali jiray dalka, waxaana ay shaacisay shuruudo looga baahan yahay ganacstada Qaadka soo degsada. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jiraa’id qabtay ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya Ganacsatadu ay Qaadka ay soo degsan karaan, waxaana intaas uu ku daray in Ganacsatada looga baahan yahay in ay maraan waddo sax ah, isagoo ganacsatada uu ugu baaqay in ay sifo sharci ah dalka kusoo galiyaan Qaadka “Waxaa cadeynayaa in Qaadka uusan cidna u xirneen oo meel walba oo dalka laga soo galin karo haddii waddo sharci ah loo soo maro”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Waxaa uu sheegay Wasiir...