,

Daawo: Sida ilmaha ay dhaleen dadka lagu dulmiyay xadgudubka heyb sooca ay Hormuud ugu dadaashay inay waxbartaan

Posted by

Sida ilmaha ay dhaleen dadka lagu dulmiyay xadgudubka heyb sooca ay Hormuud ugu dadaashay inay waxbartaan🙏

“Hormuud waxa ay naga taageertaa waxbarashada waxayna naga bixisaa kharashaadka waxbarashada 100 arday sidaas waxaa yiri Xildhibaan Yuusuf Xeyle, oo aasaasaha Jamciyadda SOHEDA oo intaas ku daray in 45 ardaydaas ka mid ah ay sannadkaan Dugsi Sare ka aflaxday.”