,

👉Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda Hormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeena

Posted by

27- December-2023

Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda Hormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeenna, u gurmashada dadkeenna iyo daryeelka danyarta.

Horuumd Salaam Foundation Waxay dadaalkooda ugu badan geliyaan horumarinta waxbarashada, caafimaadka bulshada, shaqo-abuurka dhallinyarada, arrimaha gargaarka iyo gurmadka musiibooyinka

Hormuud Salaam Foundation Waxay berri sagootin doontaa dufcaddii ugu horreysay ee wax ku baratay deeqda waxbarashada Hormuud Salaam Foundation, kuwaas oo badankood ku jira suuqa shaqada🙏

Waxaana sidoo kale soo dhoweyn doontaa dufacaddii 5ᵃᵃᵈ oo sannadkaan ku guuleysatay deeqda waxbarashada hay’adda, oo ay si hufan ugu tartamaan ardayda ka soo aflaxda Dugsiyada Sare ee Dalka

Leave a Reply