Daawo” Hormuud Telecom waa shirkada Isgaarsiinta dalka ugu weeyn ,oo ay ka shaqeeyaan 100,000 kun qof

Posted by

“Shirkadda Hormuud Telecom waa shirkada Isgaarsiinta dalka ugu weeyn ,oo ay ka shaqeeyaan 100,000 kun qof oo dad badan ka sii quudiya

“Waa hanti Soomaaliyeed, ooy wax ka leeyihiin dad ka badan 13000 kun oo qof waa qaran Soomaaliyeed, ooy waajib nagu tahay inaan wada ilaashano” Sidaas waxaa hoosta ka xariiqay Raysilwasaarihii hore ee Somalia Mudane Xasan Cali Kheyre

Leave a Reply