Lix ka mid ah shaqaalaha Hormuud Telecom oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho

Posted by

28-April 2024″ Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu.

Qaraxan ayaa ahaa miino jidka lagu aasay oo ay la kulmeen howladeenada shirkadda

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa Hase yeeshee ururka Al-Shabaab ayaa inta badan sheegtay qaraxyada noocan ah

Shirkadda Hrmuud Telecom ayaa xaqiijisay Lix ka mid ah shaqaalaheeda In ay ku dhinteen qarax ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Magaalada Muqdisho

Maamulka Hormuud Telecom ayaa sheegay soo saaray warsaxafadeed ay arintaas kaga hadlayaan