Nairobi ayaa waxaa maalintii labaad galay Shir madaxeedka Midowga Afrika ee Bacriminta. iyo Caafimaadka Carrad

8-May-2024″ Nairobi ayaa waxaa maalintii labaad galay Shir madaxeedka Midowga Afrika ee Bacriminta. iyo Caafimaadka Carrada.

Shirka maanta waxaa ku soo biiray oo hoggaaminaya Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika, halkaas oo uu Soomaaliya ku matalayo Wasiir Axmed Macallin Fiqi.

Shirka oo shalay ku billowday Wasiirrada Beeraha waxaa Soomaaliya matalayay Wasiir Maxamed Xayir Maareeye.

Berrito waxaa shirka lagu soo xiri doonaa fadhiga Madaxda dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika.

Leave a Reply