Daawo: Somalia Oo Taageero ka Heshay Beesha Caalamka..

Posted by

( 7- January-2024 ) Soomaaliya oo taageero ballaaran ka heshay beesha caalamka, ka dib markii dowladda Ethiopia ay heshiis sharci darro ah la gashay maamulka Soomaaliland ee Soomaaliya.

Somaliland ayaa isku dayaysa inay shacabka caburiso si ay ugu qasabto damaca Liita ee Itoobiya.

Waxaa hada la xiray Daaci Sheekh Abuu sufiyan oo ka mid ah culimada ugu samaynta badan magaalada Boorama, kaas oo dhowaan shacab uga digay Damaca Itoobiya ee Boobka Badeena.👇

Leave a Reply