Xildhibaan Mustaf dhuxuuloow oo gaaray magaalada dhuusamareeb

Posted by

DHUUSAMAREEB -Xildhibaan mustaf shiiq cali dhuxuloow oo ka tirsan xildhibaanada golaha baarlamaanka ee laga soon doorto galmudug ayaa ka mid ah wafuuda ku sii qulqulaysa magaalada dhuusamareeb oo uu ka furmayo shirka looga hadlayo arimaha doorashada .

Shirkan oo ay ka qayb gaayaan madaxda dowlada fadaraalka maamulgoboeedyada iyo beesha caalamka ayaa ujeedadiisu tahay in laga heshiiyo muranka galay arinta doorashada maadaama ay gabaabsi tahay mudo xileedka dowlada hada jirta .

HORMUUD TELECOM ISGAARSIIN LA HUBO
XILDHIBAAN MUSTAF SHIIQ CALI DHUXULOOW

Leave a Reply