Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

Posted by

10- May-2024

Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

Xubnahan isu soo dhiibay laamaha ammaanka ayaa Khawaarijta uqaabilsanaa dhanka Jabhadaha,waxayna kasoo qeyb-qaateen dagaallo ka  kala dhacay  Gobolada Dalka.

Dhallinyaradaan isa so dhiibay ayaa ugu baaqay saaxibadooda kale ee  weli ka tirsan khawaarijta inay isaga soo bahaan maleeedhiyaadka arxanka daran.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanaayey xubnaha ka soo goosanaya argagixisada ee ka soo haray fikirka gurracan ee Khawaarijta

Leave a Reply