Politics

Soomaaliya oo soo bandhigtay Axdiga Qaran ee Dhimista Wasaqda Hawada
Politics, WARARKA

Soomaaliya oo soo bandhigtay Axdiga Qaran ee Dhimista Wasaqda Hawada

5- December-2023" Dowladda Soomaaliya  ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka isbedelka cimiladda. Tallaabadan muhiimka ah ee horay loo qaaday ayaa timid ka dib markii si guul leh loo cusbooneysiiyay NDC-ga Soomaaliya iyo horumarinta qorshe hawleedkeedii ugu horreeyay ee hirgelinta NDC ay u dhammaystiran yihiin barnaamij mashruuc oo la maalgelin karo. Xafladda daahfurka rasmiga ah ayaa lagu qabtay magaalada shirweynaha COP28 oo ka soda maalinkii 5 magaalada Dubai, iyadoo uu hormuud ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha ayaa daah-furay qorshe wax ku ool ah oo ku aaddan yareynta iyo la qabsiga saameynta isbedelka c壯陽藥 imiladda kaas oo calaamad taariikhi ah u noqon...
Degdeg: Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo Somalia ka qaaday cunaqabateynta hubka !!
Politics, WARARKA

Degdeg: Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo Somalia ka qaaday cunaqabateynta hubka !!

Dec 1, 2023, NEW YORK Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo Somalia ka qaaday cunaqabateynta hubka ee mudada ka badan 30_ka sano saarnaa dalka 14 ka mid ah 15_ka xubnood ee joogtada aha ayaa cod gacantaag ah ku oggolaaday in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka dalka halka Faransiiska uu ka aamusay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed caawa ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka oo saarnayd dalkeena tan iyo 1992_dii https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1730697363977588954?t=SEY-lVrD8jogBUOxarEa1g&s=19 Degdeg: Qaramada Midoobay oo u fadhisa codeynta qaadista cunaqabateynta hubka Soomaaliya Kulan...
Salva Kiir is on cloud nine as Somalia’s Mohamud polishes his dancing shoes
Politics

Salva Kiir is on cloud nine as Somalia’s Mohamud polishes his dancing shoes

27- November-2023 Accession hands EAC mandate to fix Somalia’s security Salva Kiir is on cloud nine as Somalia’s Mohamud polishes his dancing shoes As East African Community leaders headed for their summit in Arusha on Friday, most of the talk was about whether, as expected, they would admit Somalia as the eighth member of the bloc or, at a minimum, give it observer status. One of the sub-plots was South Sudan President Salva Kiir becoming the chairman of the bloc. South Sudan became a full member of the EAC in 2016, and this is Kiir’s first stab at the chair. South Sudan descended into a hellish conflict again in December 2015, two years after its independence. After many failed attempts, the long-troubled peace settlement seems to finally be coming to fruition. But, wi...
Daawo : M/weyne Xasan Shiikh Oo Soomaaliya u shiday Iftiinka Rajo Mustaqbal fog leh✅
Politics, WARARKA

Daawo : M/weyne Xasan Shiikh Oo Soomaaliya u shiday Iftiinka Rajo Mustaqbal fog leh✅

25- N犀利士 ovember-2023 Madaxweyne Xasan Shiikh Waxa uu Somalida u shiday Iftiin Rajo Mustaqbal fog leh Iftiinka cagaaran ee uu shiday Madaxweyne Xasan shiikh ooy ka buuxaan fursado"ayaa banaanka u soo baxay kadib Isbadelkii talada dalka markii uu ka dhigay mid fashilmay talaabadii niyad jabka laheyd ee uu farmaajo ku doonayay In uu Somalia ku dhexgaliyo_Ethiopian_ka bad,raadiska Ah" Ma, sahlaneyn in la maleeyn karo imaanshaheena halkaan ilaa aan soo gaarno Isbadelkii dhaliyay dib ugu soo laabashadii Talada Somalia Madaxweyne Xasan Shiikh, taas oo horseeday inaan aragno duullaanka ka dhanka ah kooxda Alshabaab iyo dib u riixida damacii 4_ta dakaddood ee Ethiopia, Iyadoo dalku uu bilaabay inuu, Isu leexiyo u dhaqaaqista wado kale oo leh hami soo dadajiyay helitaanka horumarkan l...
M/weyne Xasan Sheekh Oo Gudoomay Kursiga Xubinnimada Dalada EAC
Politics, WARARKA

M/weyne Xasan Sheekh Oo Gudoomay Kursiga Xubinnimada Dalada EAC

24- Nov-2023 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA🙏 Villa Somalia ayaa sidaas ku warantay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mid犀利士 eysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa lagu soo dhaweeyay kursiga xubinnimada EAC kadib markii la aqbalay codsigeedii Soomaaliya ee ku biiridda dalladan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1728063550...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo daboolka ka qaaday qorshe hal sano ah oo lagu ciribtirayo Al-Shabaab
Politics, WARARKA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo daboolka ka qaaday qorshe hal sano ah oo lagu ciribtirayo Al-Shabaab

22- November-2023 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadadii ku dhowaaqay in Soomaaliya ay hal sano ka harsan tahay ciribtirka Al-Shabaab, iyadoo waqtiga ay ka baxayaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM uu ku egyahay December 2024-ka. Madaxweynaha ayaa Faahfaahiyay marxaladaha uu soo maray dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo caqabadaha iyo horumarka laga sameeeyay isagoo tilmaamay in markii ugu horeysay ay dowladdu dajisay siyaasad cad oo lagula diriraayo argagixisada taas oo ay saldhig u tahay in la qaado dagaal Saddex jiho ah: Dagaal MilitaryDagaal dhaqaaleIyo Dagaal fikir Madaxweynaha oo dulmaray horumarka laga sameeeyay howlgalada dalka looga sifeynayo argagixisada ayaa tilmaamay in kabadan Sideetan deegaan oo Khawaarijta ...
M/Weyne Xasan” Soomaaliya waxay xudun u noqon kartaa dadaallada caalamiga ah ee lagu ciribtirayo gaajada adduunka
Politics, WARARKA

M/Weyne Xasan” Soomaaliya waxay xudun u noqon kartaa dadaallada caalamiga ah ee lagu ciribtirayo gaajada adduunka

20- November-2023 Madaxweyne Xasan” Soomaaliya waxay xudun u noqon kartaa dadaallada caalamiga ah ee lagu ciribtirayo gaajada adduunka. Isaga ooy gacan u shakaalan tahay ayuu Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ka hortagga cunno yarida iyo musiibooyinka ee magaalada London” Madaxweynaha Somalia Prof Xasan Shiikh Maxamuud oo sheegay dalkiisa oo lagu xasuusto qaninimada soo saarista cunnooyinka uu haatan hormuud u noqon karo Iskudayada caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo gabagabeeyo cunnayarida caalamka Iyadoo la adeegsanayo tamarta nadiifka ah iyo dalagyada beeraha. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xusay in ciidamada qaranka iyo xoogaga difaaca shacabka oo Iskaashanaya ay xoreeyeen in ka badan 70-degmo iyo deegaanno qani ku ah dalagyada beeraha, kuwaasoo argagixisada Al...
Nuxurka War-murtiyeedka wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Burundi
Politics, WARARKA

Nuxurka War-murtiyeedka wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Burundi

15- November-2023 War-murtiyeedka wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Burundi Kadib Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku soo gaaray dalkan, 15ka Noofambar 2023. Gelinkii dambe, waxa ay si saaxiibtinimo leh labada Madaxweyne u yeesheen kulan fool-ka-fool ah, kaas oo ay ku muujiyeen sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee adag ee aan ku koobneyn labada dawladood oo keliya, balse sidoo kale ka dhexeeya labada shacab ee Burundi iyo Soomaaliya. -Labada Madaxweyne waxay dib u eegis ku sameeyeen heerka iskaashiga saaxiibtinimo ee labada dal, waxayna adkeeyeen baa...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Bujumbura ayaa Orod kale oo muhiim ah u galay
Politics, WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Bujumbura ayaa Orod kale oo muhiim ah u galay

15- November-2023 Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Bujumbura ayaa bilaabay In uu Orod kale oo muhiim ah u galo sidii Somalia ay Xubin uga noqon laheyd Dalada Bulshada Bariga Afrigka we EAC Madaxweynaha Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud oo Arbacadii booqasho hal maalin ah ay uga bilaabatay magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, ayaa soo dhaweyn diiran kala kulmay dhiggiisa dalkaas, Evariste Ndayishimiye. https://twitter.com/TheVillaSomalia/status/1724843999393907106?t=Hu8z64fhimGRfQ9aVR7upw&s=19 Socdaalka madaxweynaha ayaa lagu sababeeyay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyadoo Burundi ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhiggiisa Burundi oo ku wareejinaya gudd...
Daawo Hadal-Jeedinta Madaxweyne Xasan Sheekh ee Shirka  Carabta iyo Islaamka
Politics, WARARKA

Daawo Hadal-Jeedinta Madaxweyne Xasan Sheekh ee Shirka Carabta iyo Islaamka

11- November- 2023-Riyadh “Waxa ka dhacaya magaalada Gaza waxay khilaafsan yihiin dhammaan xeerarka, sharciyada, iyo qiyamka bini'aadamka, ayuu yiri Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh maxamuud oo ka h犀利士 adlay shirka carabta iyo Islaamka ee Riyadh . Madaxweynaha Somalia ayaa hoosta ka xariiqay in duqeeymaha Gaza ay yihiin kuwo khatar ku ah amniga iyo badbaadada guud ahaan gobolka. Maanta dunida iyo anagaba kama aamusnaan karo burburka iyo ba ka socda Gaza. Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale waxa Aasaaska dowlad Falastiiniyiintu leeyahiin oo xuduudkeedu yahay kuwii Juun 4, 1967, caasimadeeduna tahay Qudus ay tahay dammaanadda kaliya ee gobolka uu uga gudbaya dagaalka”