Author: boodhari

Borussia Dortmund ayaa garaacday PSG si, ay ugu soo baxdo Champions league markii ugu horeysay tan iyo 2013
SPORTS

Borussia Dortmund ayaa garaacday PSG si, ay ugu soo baxdo Champions league markii ugu horeysay tan iyo 2013

7- May -2024 PSG 0-2 Borussia Dortmund Borussia Dortmund ayaa garaacday PSG si, ay ugu soo baxdo Champions league markii ugu horeysay tan iyo 2013 Kooxda Jarmalka ayaa celcelis ahaan 2-0 ku badisay ka dib markii Hummels uu gool madax ku d壯陽藥 haliyay lugtii labaad Borussia Dortmund ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed aad u fiican oo ay ku garaacday Paris St-Germain waxayna gaartay finalkii ugu horeeyay ee Champions League tan iyo 2013kii. Dortmund ayaa lugtii hore 1-0 ku hogaaminaysay waxayna laba jibaartay hogaanka ciyaarta markii uu Mats Hummels isaga oo aan wax calaamad ah shan yard u jirin goolka madax ugu dhaliyay Julian Brandt. Goolkaas waxa uu yimid wax yar uun ka dib markii uu xiddiga PSG ee Warren Zaire-Emery lumiyay fursad qaali ah oo uu birta ka tuuray birta go...
Beyond borders: Migrants online
WORLD

Beyond borders: Migrants online

7-May-2024- Aljazeera" Migrants and refugees often rely on social media to navigate their way across borders, as do human trafficking networks. Social media platforms have become more than just avenues for sharing updates or staying in touch with loved ones for migrants and refugees; they’ve transformed into lifelines. Some use social media to help navigate their way across borders or document their experiences. However, criminal gangs also use these platforms to advertise dangerous crossings, and human trafficking networks abuse social media to lure victims. In this episode, we discover how social media are impacting migrant journeys. https://youtu.be/SLzVSaaFL8k?si=aK3LfV3VhIBmQIgF
Tahriibayaal Soomaali u badan oo laga soo badbaadiyay koox ku heysatay Libya
WARARKA

Tahriibayaal Soomaali u badan oo laga soo badbaadiyay koox ku heysatay Libya

7-May-2024- BBC " Ilaa 200 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga sii daayay magaalo ku taalla koofur-bari Libya oo lagu heystay, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada dalkaas. Walid Alorafi, oo ah afhayeen u hadlay Waaxda Baaritaanka Dembiyada (CID) ayaa isagoo ku sugan Benghazi sheegay in sida ay kasoo xigteen qaar ka mid ah muhaajiriinta, qafaal ahaan loo heystay muddo toddoba bilood ah ayna "doonayeen inay aadaan Yurub." Muhaajiriintan ayaa kasoo jeeda dalal dhowr ah oo ku yaalla kuwa ka hooseeya Saxaraha Afrika, balse badankood waxay kasoo jeedaan Soomaaliya, sida uu sheegay Alorafi. "Waxaanu xalay weerar ku qaadnay meel qarsoodi ah oo ku taalla tuulada Kufra waxaana aragnay muhaajiriin ay ku jiraan haween, carruur, iyo rag da’ ah oo ay ka muuqdeen ...
R/Wasaare Xamse Barre oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku Xigeenka Kenya
WARARKA

R/Wasaare Xamse Barre oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku Xigeenka Kenya

7-May-2024 壯陽藥 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa kulamo kala duwan ka wada halkaasi. https://twitter.com/SomaliPM/status/1787856793705587138?t=-uoY7PFV4N5PfPylMa68cw&s=19 Ra’iisul Wasaaraha ayaa goordhaweyd kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya Rigathi Gachagua. https://twitter.com/SomaliPM/status/1787789855633621310?t=IF0_RSwLAi1nz5WyhQqw_w&s=19 Labada Masuul ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo  iskaashiga ee labada Dal.
Maamulka Puntland oo sheegay Inay qaadacayaan Qorshaha DFS ee  XAJKA Sanadkan
WARARKA

Maamulka Puntland oo sheegay Inay qaadacayaan Qorshaha DFS ee XAJKA Sanadkan

7-May-2024 Masuuliyiinta ugu sarreysa Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowlad Goboleedka ayaa Dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eeedayay in arrrimaha Xajka la siyaasadeeayy, taasi oo ay ku tilmaameen mid sharciga baalmarsan. Shirka oo ay  iskugu yimaadeen Shirkadaha Adeega Xajka iyo Cumrada ka shaqeeya iyo Culimada Puntland, ayaa waxaa sidoo kale looga wada hadlay qodobo  dhoowra oo ku aaddan arrimaha Xajka. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta ayaa kulanka furay, sidoo kale waxaa kulanka qeyb ka ahaa Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda, Wasiiru Dowlaha, Agaasimaha Guud, Madaxda Shirkadaha Xajka iyo Cumrada, iyo Culimada. Shirkan oo ah shir lagu horumarinayey adeega Xajka iyo Cumrada iyo sidii muwa...
Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri warbixintii Amnesty ee duqeynta lagu eedeeyay inay Turkidu ka gaysteen duleedka Afgooye?
WARARKA

Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri warbixintii Amnesty ee duqeynta lagu eedeeyay inay Turkidu ka gaysteen duleedka Afgooye?

7-May-2024 Warbixin baariseed cusub oo ay sameysay hay’adda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa lagu sheegay labo weerar oo xagga cirka ah oo lagu dilay 23 qof oo rayida, intii uu socday hawgal miltari oo ay taageerayeen diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ee Turkida, ay tahay in loo baaro dambi dagaal ahaan. Dadka rayidka ah ayaa lagu dilay weerar xagga cirka ah 18-kii Maarso 2024, waxana ku jiray 14 caruurra, shan haween ah iyo afar nin. 17 kale oo rayida ayaa lagu dhaawacay duqeynta: 11 caruurra, labo haween ah iyo afar nin. Dhammaan dadkaas ayaa ku abtirsada mid kamid ah beellaha degan halka duqeyntu ka dhacday. Duqeynta ayaa ka dhacday beerta Jaafey, oo qiyaastii sedex km galbeed kaga beegan tuulada Baqdaad ee gobolka Shabeellaha Hoose, muddadii u dhaxeysay side...
Sixiixa Heshiisyada Somalia Iyo Kenya Oo Qalinka lagu DUGAY
WARARKA

Sixiixa Heshiisyada Somalia Iyo Kenya Oo Qalinka lagu DUGAY

7- May-2024- Nairobi Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Sooaamliya u saxiixay heshiiskan, halka uu Kenya u saxiixay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Musalia Mudavadi, heshiisyadan Is-afgarad ee ay gaareen labada dal, ayaa kor loogu qaadayaa xiriirka iskaashi iyo wax wada qabsiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Sidoo kale, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Wasiirka Waxbarashada Kenya Mudane Ezekiel Machogu, ayaa kala saxiixday Heshiiska I...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xal u helay Xiisadii dhulka Damdamiska
WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xal u helay Xiisadii dhulka Damdamiska

6- May-2024- Muqdisho Xogo hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in laga guurayo dhulka Dabdamiska ee ciidanka booliska Soomaaliyeed ee ku dhow daarta Seybiyaan, kadib markii uu go’aankaas ku adkeystay madaxweyne Xasan Sheekh. Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah, guddi ay soo wakiisheen dadka degan dhulka dabdemiska iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa u tegay madaxweyne xasan Sheekh. Wadahadal dheer kadib, waxaa la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu guddigii iyo madaxweynaha Galmudug ku qanciyey in dhulkaas laga guuro, si looga hir-geliyo shaqadii dabdemiska ee ciidanka booliska Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in guddiga uu ka balan qaaday in dhul ku filan qoysaska laga kicinayo dabdemiska ay dowladdu sii doonto, iyadoo waliba loogu...
Daawo: Warbixinta Somalia Iyo Kenya Oo kala saxiixday heshiis dhinacyo badan taaabanaya
WARARKA

Daawo: Warbixinta Somalia Iyo Kenya Oo kala saxiixday heshiis dhinacyo badan taaabanaya

6-May-2024- Nairobi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, safarka ayaa ku qotoma adkaynta xiriirka labada dal, horumarinta iskaashiga dhinacyada ganacsiga, Socdaalka, amniga gaar ahaan la dagaalanka argagixisada, dalxiiska, caafimaadka, iyo waxbarashada. Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, oo hadlay kadib tagitaankiisa Nairob, ayaa sheegay in labada dal ay saxiixan doonaan heshiisyo dan u ah labada dal iyo gobolka. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1787499405085442321?t=gv7a2Rvvn9rpyPLA3L3O6g&s=19 Waxa uu sheegay in maalmahan ay壯陽藥 magaalada ...
Dad ka badan ilaa 600,000 oo qof ayaa ku barakacay roobabka da’aya guud ahaan gobolka Bariga Afrika
WARARKA

Dad ka badan ilaa 600,000 oo qof ayaa ku barakacay roobabka da’aya guud ahaan gobolka Bariga Afrika

6-May-2024- Q/M Oo Sheegtay In Kumanaan qof ay ku barakacay roobab ku da'ay dalal ay Somalia Kamid Tahay Xaafiiska Qaramada Midoobay ee bani’aadannimada ayaa sheegay in roobabka da’aya ee guud ahaan gobolka Bariga Afrika uu saameeyay dad ka badan ilaa 600,000 oo qof. OCHA ayaa sheegtay in Soomaaliya roobabka gu’ga ay saameeyeen 163,000 oo qof kuwaasi oo 37,000 oo ka mid ah ay barakaceen Hadalka Q壯陽藥 aramada Midoobay ayaa yimid iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya ay sheegtay in heerka biyaha Wabiga Shabeelle ay sare u kaceen gaarahaan dhanka magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan. Wasaaradda isbadelka cimilada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa muujisay in sare u kacaan ku yimid biyaha Wabiga ay ka dhalan karto fatahaad waxyeello gaarsiin karta dadka iyo deegaanka. Dadka ku n...