Entertainment

Fadeexaddii ka dhalatay jacayl dhex maray arday ka ilmo dhalay macallimadiisa oo filim laga sameeyey
Entertainment

Fadeexaddii ka dhalatay jacayl dhex maray arday ka ilmo dhalay macallimadiisa oo filim laga sameeyey

15- December-2023 Faahfaahinta fadeexaddan ayaa banaanka u soo baxday 1996, taasoo ka dhacday gobolka Seattle ee Maraykanka. Mary Letourneau oo ahayd macallimad iskuul oo 34 jir ah, waxna ka dhigi jirtay iskuulka hoose ee Shorewood ee magaalada Boren ayaa jacayl la wadaagtay Willie Folau oo ahaa arday 12 jir ah. Taa waxaa ka sii daran inay uur qaadday kaasoo yimid markii uu jacaylku dhex maray iyada iyo ardaygaas ka yar. Macallimadda waxaa xiray booliska, warkana ad buu u sii fiday, wuxuuna dhaafay wararka maxalliga ah iyo kuwa dalka isagoo u gudbay caalamka. Taa waxaa ugu wacnaa ayadoo akhbaartu ay ahayd mid qayrul caadi ah. Mary waxay ahayd hooyo 34 jir ah oo afar carruur ah dhashay, waxaana loo arkayey inay ahayd qof shaqadeeda ka adag. Mary Letourneau waxay mar wa...
Jilayaasha caanka ah ee Hollywood-ka oo difaacaya qadiyadda Falastiin
Entertainment, WORLD

Jilayaasha caanka ah ee Hollywood-ka oo difaacaya qadiyadda Falastiin

9- November-2023 Susan Sarandon's Scarf Falastiin: Astaanta Wadajirka Gaza Jilayaasha caanka ah ee Hollywood-ka oo difaacaya qadiyadda Falastiin Dadka caanka ah ee Hollywood-ka ah ee taageera qadiyadda falastiiniyiintu waxay ku taagan yihiin aragtidooda si ka duwan inta badan kuwa warshadaha madadaalada ee Maraykanka. Colaadda ka dhex aloosan Israa’iil iyo Falastiin ayaa kicisay dhaq-dhaqaaq caalami ah, iyadoo soo jiidatay dadka caanka ah sida jilaaga Oscar-ka ku guuleystay ee Susan Sarandon. Sarandon, hogaamiyaha Thelma & Louise, waxaa loo arkaa mid ka mid ah kuwa ugu kicinta badan - iyo "dhibaatada" - atariishooyinka Hollywood. Muddo sanado ah, waxay u heellan tahay inay difaacdo xuquuqda Falastiiniyiinta ee Gaza iyo Daanta Galbeed. Falka midnimo ee Sarandon ...
Aktarada Angelina Jolie waxay dhaleecaysay ficilada Israel ee Gaza, waxayna ku baaqday xabbad-joojin bini’aadantinimo
Entertainment, WORLD

Aktarada Angelina Jolie waxay dhaleecaysay ficilada Israel ee Gaza, waxayna ku baaqday xabbad-joojin bini’aadantinimo

2- November-2023 Aktarada Angelina Jolie waxay dhaleecaysay ficilada Israel ee Gaza, waxayna ku baaqday xabbad-joojin bini'aadantinimo Iyadoo dadka ka falceliyay qaarkood ay rumeysan yihiin in cambaaraynteeda uu dhaafsiisan yahay ficillada milatari ee Israa’iil. Qayla-dhaanta colaadda u dhaxaysay Israa’iil iyo Falastiin, ayaa ka dhex guuxaya hoolalka ay isugu yimaadaan madaxda caalamka iyo baraha bulshada, Iyadoo cod la yaqaan oo awood leh, uu ka yimid Aktarada arimaha bani'aadamnimada ku xeesha dheer ee Angelina Jolie. Qoraal dheer oo ay soo dhigtay barteeda Instagram-ka, Aktarada Maraykanka ah Angelina Jolie waxay si adag ugu cambaareysay Duqeymaha Israa'iil ee Gaza, waxayna ku tilmaantay "dilka" rayidka Falastiiniyiinta.mid aan wax qiil ah loo heli karin Aktarada ayaa wa...
Culumadu maxay ka dheheen ‘arrinka wiilkii’ ay lacagta ka qaadatay gabadha uu shukaansanayay?
Entertainment, WORLD

Culumadu maxay ka dheheen ‘arrinka wiilkii’ ay lacagta ka qaadatay gabadha uu shukaansanayay?

2- October-2023- BBC Waxaa baraha bulshada Soomaalida qabsay muuqaalka nin dhallinyaro ah oo isaga oo ilmeynaya sheegay in gabar ay si qiyaano iyo been ah bil walba uga qaadan jirtay lacag. Waxa uu sheegay in gabadhaas uu biili jiray kaga faa’iideysatay xiriir jaceyl iyo haasaawe ka dhexeeyay, iyada oo ah xaas nin kale u dhaxda. Xiriirkooda ayaa socday 13 sano isaga oo bil walba u diri jiray lacag u dhexeysa $250 ilaa $300, sida uu ku faahfaahiyay muuqaalka lagu baahiyay Facebook. “Waxaan is dhihi jiray qoftaan waa jeceshay ee farxad sii,” ayuu yiri wiilkan oo sheegay in gabadhaas darteed uu deyn u galay maadaama uusan labadooda ku filneyn mushaarka uu qaadanayay. Laakiin muddo kadib ayuu sheegay in uu ogaaday in gabadhu been ku haasaawin jiray si ay lacag uun uga gurato, i...
New millionaires, new music: How cybercrime was codified into Afrobeats
Entertainment, WORLD

New millionaires, new music: How cybercrime was codified into Afrobeats

2- October-2023 New millionaires, new music: How cybercrime was codified into Afrobeats Former US official Colin Powell’s dance 15 years ago was a seminal moment for Afrobeats, long before it took the world by storm In doing the Yahozee dance, Powell, one of the most idolised Black men in the world even after his October 2021 death from COVID-19, had unwittingly given a stamp of approval to an ode to flamboyance underwritten by internet fraud. The irony was highlighted by The Guardian two days later. “The Nigerian hit is a celebration of that country’s most infamous export, advance-fee email fraud (sometimes called 419 fraud, after the relevant section of the Nigerian penal code),” the article read. “The perpetrators are known as “Yahoo Boys” after their email service provi...
Qorayaasha Hollywood waxay ku dhow yihiin dhamaadka shaqo joojinta bilaha dheer. Maxaa dhacaya marka xiga?
Entertainment, WARARKA

Qorayaasha Hollywood waxay ku dhow yihiin dhamaadka shaqo joojinta bilaha dheer. Maxaa dhacaya marka xiga?

25- Sept-2023- AP Qorayaasha Hollywood waxay ku dhow yihiin dhamaadka shaqo joojinta bilaha dheer. Maxaa dhacaya marka xiga? Shaqo joojin Hollywood ah oo ku dhawaad ​​shan bilood ah ayaa u muuqata inay dhamaanayso iyadoo heshiis hordhac ah uu dhex maray qorayaasha mideeyayaasha iyo istuudiyaha, adeegyada baahinta iyo shirkadaha wax soo saarka ee shaqaaleeya. Ka dib shan maalmood oo kulamo gorgortan marathon ah oo ay ku jiraan maamulayaasha Hollywood ee istuudiyaha ugu weyn, Writers Guild of America (WGA) iyo Isbahaysiga Sawirka Sawirka iyo Soosaarayaasha Taleefishinada (AMPTP) ayaa heshiis gaadhay habeenkii Axadda qandaraas saddex sano ah, dhererka caadiga ah ee warshadaha. Laakin laba cod oo guulaysta waa in ay dhacaan ka hor inta aysan dhamaan shaqa joojinta-Marka hore, ...
Ma Dhabaa In Jilaaga Filmida Bollywood’ka ee Hrithik Roshan uu Barta TikTok Ugu soo jawaabay gabar Somali ah ?
Entertainment, WARARKA

Ma Dhabaa In Jilaaga Filmida Bollywood’ka ee Hrithik Roshan uu Barta TikTok Ugu soo jawaabay gabar Somali ah ?

22- September-2023- BBC Dhowaanahan waxaa baraha bulshada ee Soomaalida qabsaday muuqaal ay dad badani ku tilmaameen in uu soo duubay jilaaga reer Hindiya Hrithik Roshan, kaas oo uu ku sheegayo in uu ‘jecelyahay’ Soomaaliya iyo Soomaalidaba. Barta TikTok ayaa lagu shaaciyay muuqaalka, oo muujinaya inuu u jawaabayo gabar dhinaca aragtidayada dadweynaha ama 'commentiyada' ugu qortay in au taageerto kana soo jeeddo Soomaaliya. Waxaa jira barnaamijyo kumbiyuutar badan oo ah nuuca garaadka macmalka ah, kuwaas loo isticmaali karo in lagu abuuro cod iyo muuqaalo dad iyada oo loo ekeysiinayo in uu qofku duubay amaba uu hadlayo. Si loo abuuro muuqaal ama codka qofka oo hadlaya, ayaa kaliya waxaa loo baahan karaa in sawir ama cod uu qofku horay u lahaa la halo, kadibna barnaamijka ga...
Hal,abuure Heesaa Iyo Muusikiiste Cajiib ah oo Somalia ka baxay Axmed Naaji Sacad
Entertainment, WARARKA

Hal,abuure Heesaa Iyo Muusikiiste Cajiib ah oo Somalia ka baxay Axmed Naaji Sacad

4- September-2023 Hal,abuure Heesaa Iyo Muusikiiste Cajiib ah oo Somalia ka baxay Axmed Naaji Sacad Laga bilaabo 1939_ ilaa 2023 Allaha u naxariisto Fanaankii halgaamaga Soomaaliyeed ahaa ee "Axmed Naaji Sacad" oo geeriyooday Fanaanka axmed naji sacad oo ku dhashay Muqdisho 1939 xaafada bilaaja carab ee degmada shibis waxaa uu ka mid ahaa fanaaniintii sida weyn loogu xasuusto kaalintii ay ka soo qaateen halagankii gobanimo doonka soomaaliyeed https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1698806336740282540?t=f0dzFkr9lNU4NF-pZHo67A&s=19 Axmed naaji sacad oo ku heesi jiray afafka Somaliga, Carabiga Iyo Talyaaniga waxa uu inbadan ugu yeeri jiray dadkii Soomaaliyeed ee raadinayay xoriyada inay u midooban sidii ay gumeysiga isaga kici lahayeen. AUN axmed naaji ayaa Isaga...
Jilaaga Idris Elba Iyo Xaaskiisa  Sabirina Dhore ayaa  magac u bixiyay ilmo Gorilla dhashay ah dalka Rwanda
Entertainment, WARARKA

Jilaaga Idris Elba Iyo Xaaskiisa Sabirina Dhore ayaa magac u bixiyay ilmo Gorilla dhashay ah dalka Rwanda

3- September-2023 Actor-ka Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina dhore ayaa ka mid ahaa 23-ka magac ee gorilla intii lagu guda jiray xafladdii 19-aad ee magacaabista Kwita Izina. Jilaaga iyo fannaanka caanka ah ee idris Elba ayaa dunida la wadaagay booqashadiisa labaad ee uu ku tagay Rwanda isaga oo adeegsanaya bartiisa bulshada, kadib Markii lamaanahan ay xaflada magac bixinta Kwita Izina ee sanadkan ugu magac dareen gorilla ilmo ah oo ku dhashay buurha Rwanda"Narame" Qoraal uu soo dhigay bartiisa X (Twitter hore) iyo Instagram-ka Idriss Elba ayaa muujisay sida uu ugu faraxsan yahay ka mid noqoshada magacyada gorilla ee sanadkan. “Aniga iyo Sabirin waxaa sharaf noo ah in aan ka soo qayb-galno xafladda magacaabista Kwita Izina ee Rwanda "ayuu yiri Jilaaga Britishka ah ee Elba ...
Kooxda Hiddo ayaa soo bandhigtay hees taageero iyo guubaabo Isugu Jirta “Dagaalka Shirkaan Ku Nahay”
Entertainment, WARARKA

Kooxda Hiddo ayaa soo bandhigtay hees taageero iyo guubaabo Isugu Jirta “Dagaalka Shirkaan Ku Nahay”

1- September-2023- Muqdisho Daawo: Dagaalka Shirkaan ku nahay Kooxda Hiddo ayaa soo bandhigtay heesta halkudhigeedu yahay  Dagaalka Shirkaan Ku Nahay🙏Heesta ayaa ugu yeereeysa dadka soomaaliyeed qeyb walba ooy kaga jiraan bulshada inay kaalinta kaga aadan ka qaataan- sidii dalkeena looga ciribtiri lahaa Argagixisada hortaagaan xasilooni,iyo horumar dadkeenu gaaraan