Politics

Saaxada Loolanka Ma Noqon Doonto Somalia oo kaliya !!
Politics, WARARKA

Saaxada Loolanka Ma Noqon Doonto Somalia oo kaliya !!

Walaaca Itoobiya & Welwelka Somalia Itoobiya waxay ka walaacsan tahay Ciidamada Masar, Somaliana welwelkeedu waa ku xadgudubka Midnimadeeda dhuleed. Xiisada u dhaxeysa labada dal ayaa cirka isku shareeray Iyadoo faa,iidada marin dakadeed oo Itoobiya ay raadineyso inay ka hesho Badda Cas uu ku gadaaman yahay halista Isbadel Joqoraafiyadeed oo ka dhaca geeska Afrika sida ay qortay jariirada Adisstandard. Falanqeeyaal indhaha ku haya xaaladaha Geeska Africa ayaa qaarkood muujiyay inay rumeysan yihiin in labada dal ee Somalia Itoobiya oo duruufo isku mid ah uu ka heysto gudaha ay u nugulyigiin in khilaafkoodu uu gaaro Iskahorimaad Milatari, iyaga oo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta arintaas Itoobiya way sii kala daadaneysaa Somaliana Iskuma duubna Iyadoo Xasarad kasta o...
Darnaanshuhu Ma aha Abaalgudka la Siiyo Dalkaaga !!  [Faallo]
Politics, WARARKA

Darnaanshuhu Ma aha Abaalgudka la Siiyo Dalkaaga !! [Faallo]

Laftagareen: Itoobiya Waa U Abaal Guday, Laakiin Midkii Ay Somalia ku laheydna Wuu Dayacay Si uu ,u soo laabto Farmaajo oo Itoobiya uu u siiyo dakadihii uu u balanqaaday ayaa sal u ahayed markii horaba in Laftagareen uu Madax ka noqdo maamulka Koonfur-Galbeed Soo xulitaanka xildhibaabadii dooran lahaa farmaajo oo Itoobiya ay ka heeysatay balan qaadyo dakadeed ayaa Laftagareen loo geeyay kursiga ugu sareeya ee maamulka Koonfur-Galbeed isaga oo ay galbinayaan ciidamada Itoobiya oo xasuuq ka geeystay magaalada baydhabo xiligaas Ka hadalka xadgudbyadii bani,aadantinimo ee Itoobiya ay ka geeystay Baydhabo, ooy ku jireen Iskudirkii beelaha gobolkaas daga Iyo xoog ku geeyntii Laftagareen xaafiiska K/galbeed ayaa sababtay sidoo kale in dalka laga saaro Nicholas haysom Ergeygii Xoghayaha g...
Toos U Daawo: Madaxweyne Xasan oo gudaha u galay markab dagaal oo Turkiga u soo diray difaaca Biyaha Somalia
Politics, WARARKA

Toos U Daawo: Madaxweyne Xasan oo gudaha u galay markab dagaal oo Turkiga u soo diray difaaca Biyaha Somalia

23-April-2024 Dekedda wayn ee magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray markabka ciidanka badda Turkiga ee TCG Kınalıada (F-514), kaas oo ka qayb qaadan doono difaaca xeebaha dalkeena Soomaaliya, kadib heshiiskii Muqdisho iyo Ankara. Munaasabad ballaaran oo lagu daah-furayo dhaqan-galka heshiiskan ayaa hadda ka socota dekedda Muqdisho, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin ka tirsan labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galaya munaasabaddan taariikhiga ah ayaa gudaha  u galay markabka dagaal ee soo gaaray Muqdisho, ayna la socdaan ciidanka badda Turkey. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1782778505547149547?s=19 Heshiiska difaaca ee ay gaareen labada dal ayaa dhigaya ilaalinta biyaha Soomaaliya, ka hortagga khataraha, xad-gudubka iyo kalluumaysiga sharci ...
Somalia has once again refused to open dialogue with Ethiopia !!
Politics, WARARKA

Somalia has once again refused to open dialogue with Ethiopia !!

20- April-2024" Somalia has once again refused to open dialogue with Ethiopia !! The Federal Government of Somalia has ruled out talks with Ethiopia until Addis Ababa withdraws "nothing" from the agreement it entered into with Somaliland, according to a statement issued by the Ministry of Foreign Affairs. "Somalia is committed to supporting peace and security in the region, and is eager to strengthen its cooperation with the G7 and other international partners, in order to ensure lasting peace and prosperity in the Horn of Africa," the Somali government said in a statement. https://twitter.com/RadioMuqdisho/status/1781434664256700573?t=6Ecs88eM_o8gnew6E-BFgQ&s=19 G7 foreign ministers of Canada, France, Germany, Italy, Japan, the United Kingdom and the United States of Am...
How Ethiopia’s quarrel with Somalia could destabilise Horn of Africa
Politics, WORLD

How Ethiopia’s quarrel with Somalia could destabilise Horn of Africa

24 Jan-2024- Reuters How Ethiopia's quarrel with Somalia could destabilise Horn of Africa Ethiopia's deal to lease a port in Somalia's breakaway region of Somaliland has infuriated the government in Mogadishu and prompted concern it will further destabilise the Horn of Africa region. Under a memorandum of understanding signed on Jan. 1, landlocked Ethiopia would lease 20 km (12 miles) around Somaliland's port of Berbera for 50 years, in exchange for stakes in Ethiopian state-run companies and possible recognition as an independent nation Somalia has responded by calling the deal an act of agression and says it will block it. Ethiopia says it is merely striking a commercial arrangement to address a need for access to the sea. WHY DOES ETHIOPIA WANT A PORT? Ethiopia, Af...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin Xamad Al Thaani
Politics, WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin Xamad Al Thaani

23- January-2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin Xamad Al Thaani oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, iyo weliba xaaladda gobolka Geeska Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dul istaagay iskaashiga iyo xiriirka taabbo-galka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar ayaa uga mahad celiyey Amiir Tamiim Binu Xamad Al Thaani iyo Xukumadda dalkaas go’aanka walaalnimada ah ee ay ku garab istaageen midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo safka hore kaga jira dalalka walaalaha ah ee mowqifka cad ka qaatay faro-gelinta Itoobiya ay ku sameysay gobanimada Soomaaliya. Amiirka Dalka Qatar ayaa la wadaagay m...
Toos U Daawo: Kalfadhigii 42-aad Ee Aan Caadiga Ahayn Ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD
Politics, WARARKA

Toos U Daawo: Kalfadhigii 42-aad Ee Aan Caadiga Ahayn Ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD

q18- January-2024- Kampala IGAD ayaa meel uga soo wada jeestay xadgudubka dowladda Ethiopia ay ku sameysay madax banaanida dhuleed ee Jamuuriyada Fadaraalka Somalia🇸🇴. Shirka 42aad ee madaxda urur goboleedka IGAD, Ajandaha koowaad ee kulanka Kampala oo looga arrinsaday colaadda ka dhex aloosantay #Muqdisho Iyo Ababa. Gabagabadii shirka waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ay Madaxda IGAD ay isku raaceen oo qeexaya inay lama taabtaan tahay Madax banaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Warmurtiyeedka ayay ku muujiyeen madaxda wadamadu walaaca ay ka qabaan xaalka cakiran ee ka dhex taagan wadamada Itoobiya iyo Soomaaliya. https://twitter.com/IGADsecretariat/status/1748026795742630160?t=G7mlEaM2HRO35ilNPvqqIQ&s=19 Balse waxaa ay cadeeyeen warkooda "In...
Daawo: Somalia Oo Taageero ka Heshay Beesha Caalamka..
Politics

Daawo: Somalia Oo Taageero ka Heshay Beesha Caalamka..

( 7- January-2024 ) Soomaaliya oo taageero ballaaran ka heshay beesha caalamka, ka dib markii dowladda Ethiopia ay heshiis sharci darro ah la gashay maamulka Soomaaliland ee Soomaaliya. Somaliland ayaa isku dayaysa inay shacabka caburiso si ay ugu qasabto damaca Liita ee Itoobiya. Waxaa hada la xiray Daaci Sheekh Abuu sufiyan oo ka mid ah culimada ugu samaynta badan magaalada Boorama, kaas oo dhowaan shacab uga digay Damaca Itoobiya ee Boobka Badeena.👇 https://youtu.be/K1IxxJAhslY?si=_GemY-VCV7z4_32f
Somalia signs accession treaty to join EAC
Politics, WARARKA, WORLD

Somalia signs accession treaty to join EAC

15- December-2023 Somalia on Friday signed the Treaty of Accession to formally become the 8th member of the East African Community (EAC), three weeks after it was admitted at a leaders’ summit in Arusha, Tanzania. The ceremony at state house Entebbe in Uganda saw Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and South Sudan President Salva Kiir, the current chairperson of EAC, ink their signatures on the document which was witnessed by Ugandan leader Yoweri Museveni and EAC Secretary General, Peter Mutuku Mathuki. Somalia joined the bloc on November 24 after the EAC Summit of Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting held in Arusha, endorsed Mogadishu’s application. Signing the treaty now formally admits Somalia which will begin...
Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xarunta QM ku Shir_guddoomiyay Kulanka Amniga Somalia
Politics, WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xarunta QM ku Shir_guddoomiyay Kulanka Amniga Somalia

12- December-2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujiyey muhiimadda ay gobolka u leedahay dowladnimada iyo amniga Soomaaliya. Shirkan oo ay Soomaaliya soo qaban qaabisay ayna ka qeyb-galayaan 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika ayaa Madaxweynuhu waxa uu ku soo bandhigay qorsheyaasha hirgelay ee dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada, muhiimadda iskaashiga amniga ee heer qaraadadeed iyo heer caalam, bixitaanka ciidamada ATMIS iyo xasilinta siyaasadeed ee Soomaaliya. Dhimista tirada ciidamada ATMIS ee Soomaaliya oo haatan socota waxay caddeyn u tahay ...