Senator yuusuf geele oo dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweynaha k/galbeed

DHUUSAMAREEB –Senator yuusuf geele ugaas ayaa magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug ku soo dhaweeyay madaxweynaha k/galbeed c/casiis xasan laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo magaalada dhuusamareeb u tagay in at ka qaybgalaan shirka madaxda dowlada fadaraalka maamulgoboleedyada

Shirka wadatadhiga arimaha doorashada oo lagu qabanayo xarunta maamulka galmudug ee magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa wali ku ski qulqulaya wafuud kala duwan

Leave a Reply