BUSINESS

Shirkaddaha dhismaha Iyo doorka ay ka ciyaari karaan la dagaallanka Isbeddelka Cimilada Waxaa Iftiimiyay Shirkadda BURUUJ
BUSINESS, WARARKA

Shirkaddaha dhismaha Iyo doorka ay ka ciyaari karaan la dagaallanka Isbeddelka Cimilada Waxaa Iftiimiyay Shirkadda BURUUJ

8-June-2024" Sida shirkaddaha dhismaha ay door muhiim ah Uga ciyaari karaan la dagaallanka Isbeddelka Cimilada Waxaa Iftiimiyay Shirkadda BURUUJ CONSTRUCTION ” COMPANY” REAL STATE Dheeho.com Shirkada Buruuj Construction Company “Waxa ay Qeeyb ka Tahay Calaamadaha U Taagan Dib U Soo Kabashada Somalia Ku kalsoonaanta ganacsiga iyo Maalgashiga dalkaaga ,duruuf kasta oo ka jirta waxay Noqoneeysa hal,abuur keena furasado shaqo Ooy helaan muwaadiniinta,waxayna soo bandhigtay suuragalnimada in horumar la,taaban karo aad u horseedid Dalkaaga, sida ka muuqata hal,abuurka leh aasaaska iyo maalgalinta shirkadda dhismaha Buruuj Hababka cusub ee Naqshadeeynta Dhismayaasha shirkada Buruuj ay ka hirgaliso Soomaaliya ay qiyaastii waxay yihiin 50% dhimista qiiqa kaarboonka, iyadoo Injineerada adee...
Iskaashiga ilaalnta Deegaanka Iyo Isbeddelka Cimillada Ee Hormuud Iyo Dowlada Somalia
BUSINESS, WARARKA

Iskaashiga ilaalnta Deegaanka Iyo Isbeddelka Cimillada Ee Hormuud Iyo Dowlada Somalia

30-May-2024- Muqdisho " Iskaashiga Deegaanka IsbeddelkaCimillada Ee Hormuud Iyo Dowlada Soomaaliya Shirkada Hormuud Telecom oo waalid u ah dhowr shirkadood Iyo hayaddo ayaa waxay heshiis iskaashi iyo wada-shaqeyn la saxiixatay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada xukuumada Soomaaliya. Heshiiskan ay Shirkadda Iyo Wasaaraddu gaareen oo ay saxiixeen wasiirad Khadiija almaqsuumi Iyo Gudoomiye Axmed ayaa u gogol xaaray in layska kaashado ilaalinta deegaanka, xakameynta isbeddelka cimillada, wacyigelinta dhi壯陽藥 rbeerista, ka hortaga xaalufinta dhirta, iyo dadaallada lagula tacaalayo dhibaatooyinka ka dhasha saameynta isbeddelka cimillada ee lagu tiigsanayo Soomaaliya cagaaran oo barwaaqo ah. Gudoomiyah #Hormuud ayaa waxaa uu sheegay in aan masuuliyad iska saarayaan deegaan...
Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation.
BUSINESS, WARARKA

Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation.

15-April-2024 Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation. The company has also announced that its existing 4G customers will receive free upgrades to the new 5G technology. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1773392634913927202?t=Hx-WR69JiiLoFDX8Cq0aFA&s=19 With the faster and more reliable 5G network, subscribers, especially those without traditional bank accounts who rely on mobile money services for business and leisure, are expected to benefit significantly. Additionally, Hormuud Telecom plans to leverage 5G to enhance its disaster management systems through the deployment of IoT products equipped with real-time sensors. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1775463772020150589?t=la73...
Islamic Banking: BoU issues first licence to Salaam Bank
BUSINESS, WORLD

Islamic Banking: BoU issues first licence to Salaam Bank

23- March-2024 Bank of Uganda (BoU) has authorized Salaam Bank to start offering Islamic Banking services in Uganda. Mr. Michael Atingi-Ego, the Deputy Governor, Bank of Uganda on Friday handed over the first operational certificate to the administrator of Salaam Bank, launching Islamic Banking in the country. Speaking at the ceremony, Atingi-Ego noted that Islamic banking has the potential to make a significant contribution to the development of Uganda’s economy. “The Bank of Uganda is committed to providing oversight and support to Salaam Bank Limited as it embarks on this new journey. Islamic banking has the potential to make a significant contribution to the development of Uganda’s financial sector,” Atingi-Ego said. He says within the next 12 months, the bank wi...
Hormuud Telecom oo  sanadkii 2’aad dalka Spain uga qeybgalaysa Shirweynaha Mobile World Congress
BUSINESS, WARARKA

Hormuud Telecom oo sanadkii 2’aad dalka Spain uga qeybgalaysa Shirweynaha Mobile World Congress

26-Feb-2024 Hormuud Telecom ayaa sanadkii 2’aad oo xiriir ah qayb ka ah Shirweynaha sannadlaha ah ee Mobile World Congress (MWC24), ee uu soo agaasimay Ururka Isgaarsiinta Moobeellada Adduunka ee GSMA, kaas oo lagu qabtay magaalada Barcelona ee dalka Spain . Shirkan oo lagu sahminayo mustaqbalka isgaarsiinta dunida ayaa kulmiyay shirkadaha teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta ee ugu waaweyn dunida, sida Google, Microsoft, Meta, Huawei, Samsung, Nokia, Cisco, Intel, Dell, Lenovo, IBM, HP, Xiaomi, Ericsson, AT&T, Verizon, T-Mobile, China Mobile, Orange, Etisalat, Vodafone, Telefonica, iyo Deutsche Telkom. Hormuud Telecom oo sanadii hore ku guuleystay laba abaalmarin oo Afrika iyo caalamka ah ayaa muujisay sida ay ugu taagan tahay horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya, Iyo ka ...
Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam
BUSINESS

Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam

18-Feb-2024-Aljazeera Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam A Ponzi scheme that promised cheap iPhones in Iran’s volatile market was able to raise some $35m in months. At least one person has been arrested and more are wanted after a company scammed people out of tens of millions of dollars, promising cheap iPhones after a ban on them in Iran. A division of Iranian law enforcement tasked with economic crimes said on Friday that the main suspect in the case of a firm called Kourosh Company had fled the country, but a “main member” of the company was arrested and two more are wanted It said that, in coordination with the judiciary, “all the assets of the main suspect of the case were confiscated” without saying how much the assets were wort...
Facebook-ayaa u dabaaldegaysa dhalashadeedii 20aad ee Iyadoo Hormuud Telecom ay ku soo dhaweeysay Somalia
BUSINESS, WARARKA

Facebook-ayaa u dabaaldegaysa dhalashadeedii 20aad ee Iyadoo Hormuud Telecom ay ku soo dhaweeysay Somalia

4- Fev-2024 Facebook-:ayaa u dabaaldegaysa dhalashadiisa 20aad ee Febraayo 4.Iyadoo Hormuud Telecom ay ku soo dhaweeysay Somalia xil Facebook ay 5 sano jir tahay Shirkadda weyn ee warbaahinta bulshada oo leh ilaa 3 bilyan oo isticmaale ayaa aad u kortay 20 sano kadib iyadoo weli ah madasha bulsho ee ugu weyn adduunka, Hormuud ayaa 2009-kii Dalka ka hirgelisay GPRS internet, oo ahaa internet-kii ugu horreeyay ee mobile lagu isticmaali karo ee ka hanaqaaday Soomaaliya. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1754149377260638356?t=Wh1NHtSsexLO2g65Ijb8Tw&s=19 Facebook wuxuu ka mid yahay Baraha Bulshadu ku wada xiriirto ee ku dul nool shabakaddeyda internet-ka. Aniguna waan ku dhex noolahay si aan ugula xiriiro macaamiisheyda. Soo dhaweynta #Hormuud ee Facebook ayaa...
BURUUJ CONSTRUCTION COMPANY: Calaamad U Taagan Dib U Soo Kabashada Somalia
BUSINESS, WARARKA

BURUUJ CONSTRUCTION COMPANY: Calaamad U Taagan Dib U Soo Kabashada Somalia

1- February-2024 Hal,abuurka Cajiibka Ah ee Noocyada nashaqadaha quruxda badan ee dhismayaasha shirkadda "Buruuj Construction Company" waxay Calaamadeeyeen dardarta iyo xowliaga uu ku socdo rajada soo kabashada Somalia kadib burbur Jiray Mudo ku badan Nus Qarni 🔝 Injineerada Shirkadda dhismaha guud ee Buruuj Waxay saameyn ku yeeshaan qaab dhismeedka naqshado qurux badan oo ay sahmisay xirfad door muhiim ah ka ciyaartay joogtaynta iyo baahida tamarta dhismayaasha cusub ee dalka. Hababka cusub ee Naqshadeeynta Dhismayaasha shirkada Buruuj ay ka hirgaliso Soomaaliya ay qiyaastii waxay yihiin 50% dhimista qiiqa kaarboonka, iyadoo Injineerada adeegyada dhismaha shirkada BURUUJ ” CONSTRUCTION ” COMPANY” REAL STATE ay door muhiim ah ka ciyaarayaan la dagaallanka isbeddelka cimilada ...
NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud Telecom
BUSINESS, WARARKA

NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud Telecom

15- January-2024 NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud Telecom oo aan wali Sharciga loo horkeenin kuwii horey u weeraray shirkada Ha’yadda NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud Telecom oo aan wali Sharciga loo horkeenin kuwii horey u weeraray shirkada Hormuud Telecom ayaa sheegtay in Ciidanka NISA ay maamulkii xarunta tareebiyaano ku qasbeen in loo daabaco dhaq-dhaqaaqa EVC Plus, taasi oo ay shirkada ku dooday inay ka hor imaaneyso shuruucda dalka iyo ilaalinta amaanada https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1746876311702806533?t=os7OAnT8XU38gxnfUq_vtg&s=19 Ciidamada NISA oo xiray xarunta weyn ee shirkadda Hormuud Maamulka Shirkadda ee Xarunta Treebiyano oo cuskanaya shuruucda Dalka waxa ay saraakiishii u sheegeen in aysan la ...
👉Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda Hormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeena
BUSINESS, WARARKA

👉Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda Hormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeena

27- December-2023 Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda Hormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeenna, u gurmashada dadkeenna iyo daryeelka danyarta. Horuumd Salaam Foundation Waxay dadaalkooda ugu badan geliyaan horumarinta waxbarashada, caafimaadka bulshada, shaqo-abuurka dhallinyarada, arrimaha gargaarka iyo gurmadka musiibooyinka Hormuud Salaam Foundation Waxay berri sagootin doontaa dufcaddii ugu horreysay ee wax ku baratay deeqda waxbarashada Hormuud Salaam Foundation, kuwaas oo badankood ku jira suuqa shaqada🙏 Waxaana sidoo kale soo dhoweyn doontaa dufacaddii 5ᵃᵃᵈ oo sannadkaan ku guuleysatay deeqda waxbarashada hay’adda, oo ay si hufan ugu tartamaan ardayda ka soo aflaxda Dugsiyada Sare ee Dalka