Muqdisho Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka horyimid baaqii Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ee…
DHUUSAMAREEB Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa hoyga uu ka degan yahay Dhuusamareeb kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Koofur…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qeyb galaya Meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD qaabka…
DHUUSAMAREEB- RadioDalsan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee…
Waxaan Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ka degtay diyaarad siday wafdi hordhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Wafdigaas…
DHUUSAMAREEB Lugtii koowaad ee Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedyada Galmudug….
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) isagoo muddooyinkii ugu danbeeyayay…
BALADWEEYNE Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegay in diyaarad nooceedu yahay kuwa xamuulka qaada ay ku soo dhacday garoonka…
Ka dib markii laga joojiyay ganaaxii labada sano ee Yurub, kooxda Pep Guardiola ayaa wax walba ku ridi doontaa ku…
MUQDISHO- Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay…